WARBIXIN: WAA SIDEE XAALADA CAFIMAAD EE MADAXWAYNAHA DALKA TURKIGA?

Madaxwaynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdogan ayaa baajiyay oolalahiisa doorashada oo loo balansanaa shalay sababa la xiriirta xaalad caafimaad , xili dalka turkiga uu iskuddiyaarinaayo in uu galo doorasho adag.sidoo kale madaxwaynaha ayaa ka qaybgeli lahaa xaflada furitaanka xaruntii ugu horaysay ee quwada nukliyeerka  iyadoo markii danbe baratakoolka madaxwayne racep tayyip aay shaaciyay in xaflada uu ugu qaybgalayo qaab fogaan arag ah. 

doorashada dalka turkiga ayaa lagu wadaa in ay qabsoonto 14 bisha may 2023 , doorashadaan ayaana noqon doonta midii ugu adkayd ee ka dhacda dalka turkiga. 

Madaxwaynaha racep tayyip erdogan ayaa la rajaynaynaa inuu sii wado olalahiisa doorasho ka hor  doorashada soo 14may . 

ilo xog ogaal ah oo ka agdhaw madaxwaynaha ayaa warbaahinta dalka la wadaagay in xaalada madaxwayne ee racep tayyip erdogan ay soo wanaagsanaanayso.

Aleel Media


Post a Comment

0 Comments