MAXAA SABABAY XILIGAAN IN MADAXWAYNE DENI UU DHISO XAFIISKA ARIMAHA SHARCIGA EE MADAXTOOYADA DOWLADA PUNTLAND?


Madaxweynaha  dowlada puntland, Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa dhisay Xafiiska Arrimaha Sharciga ee Madaxtooyada puntland , isaga oo madax uga dhiggey Xeer-ilaaliyihii hore iyo Guddoomiye ku-xigeenkii Maxkamadda Sare ee dowlada puntland.

haddaba talaabadaan  ayaa ku soo aadaysa xilli la hadal haayo in  wax-ka-beddel lagu sameeyo dastuurka dowlada Puntland, si loo kordhiyo ururrada siyaasadda ee ku loolamaya qabashada xilka madaxwayne ee dowlada puntland  iyo arrimo kale oo siyaasadeed.

Aleel Media

Post a Comment

0 Comments