SHEEKO XIKMAD BADAN

Sheeko Xikmad iyo Qosol badan


Ninba bisad dhibtay kadib wuu qabtay waxuu geeyay suuqa xoolaha kadib wuu kaso tagay waxuu yimid guriga wuxu arkay bisadi oo guriga joogta hadana wuu so qaaday wuxuu geeyay suuqa hilibka sidokale bisadii wey so laabatay mar sadaxaadki wuxuu geeyay duurka meel fog marku so laabo is dhahay na wadadi aya ka luntay kadib wuxu wacay xaaskisa wuxu ku yiri bisadi ma aragteen markasey ku tiri wey joogta guriga darginkiisa ayay kugu sugeesa kadib wuxu yidhi naa noogu dhiibo hanoo tilmaanto wadada ayso qaaday
anagi baaba wadadi guriga naga luntay intaan is laheen ayada guriga ka lumi ðŸ˜„.

Dulucda sheekadu waxa weeye god ha qodin hadad qodana ha dheerayn ku dhici doontana moojee!.

Post a Comment

0 Comments