Deg deg: Natiijada SCAN-kii MRI oo lasoo saaray: yaa gudbay yaase dhacay?

 

DEG DEG : Xiriirka kubada cagta somaaliya ayaa shaacisay in laacibka xulka qaranka Somaalia Cabdixaafid Maxamed  oo ku Dhacay Natiijada Baaritaanka MRI Wajigisiisa labaad ee dalka Algeria tan ayaa imaanaysa xili ciyaarta ay ka harsantahay hal maalin oo keliya.

Cabdixaafid oo ah laacib tariikh ka dhigay koobka CECAFA africa oo ay soomaaliya ku guulaystay balse sanadkaan kama mid noqandoono Xulka Qaranka Somaalia U17 ee ka qaybgalaya koobka AFCON Africa.

Ugu danbayn Xiririka kubadda cagta Soomaaliya ayaa dalbaday cadeymo dheeraad ah maadaama baaritaanka qeybtii hore ee Addis Ababa iyo Muqdisho ay SCANADU sheegeen in Cabdi Xaafid uu gudbay kuna gudbay 5+ oo ahayd marxaladda ugu dambeysa inta aan la gaarin marxaladda 6 oo ah marxaladda dhicitaanka.

Aleel Media

Post a Comment

0 Comments