SHAXDA RASMIGA AH EE KOOXDA REAL MADRID KALA HORTAGI DOONTO CAWA KOOXDA GIRONA


SHAXDA RASMIGA AH EE KOOXDA REAL MADRID KALA HORTAGI DOONTO CAWA KOOXDA GIRONA

Kooxda Real madrid ayaa  cawa booqanaysa kooxda Girona oo ay ugu tagayso gegida michel sachez kulanka cawa ee real madrid ayaa doonaysa inay ka aargoosato kooxda girona madama girona kulankii hore ayay barbardhac la gashay . sidoo kale wararka waxay sheegayaan in cawa kulanka ay ka maqan yihiin 5 xidig oo muhiim u ah kooxda real madrid iyada oo tababare carlo ancheloti uusan ku xisaabtamayn , xidigahaas waxaa kamid ah laacibka iyo kabtanka kooxda real madrid kareem Benzema oo dhaawac kaga maqan kooxda ciyaarta cawa, sidoo ciyaartooyda kale ee ka maqan cawa kulanka waxaa kamid ah David alaba , Ferland Mendy , Eden Hazrad waxaa sidoo kale wararka ku darayaan in cawa uusan si la mid ah safan doonin laacibka Camavinga oo kooxda boos fiican ugu ciyaara.

Hoos ka eeg sawirka  shaxda rasmiga ee cawa kooxda real madrid.

Aleel media

Post a Comment

0 Comments